Daljirkii Dahsoonaa Daljirkii Dahsoonaa

Daljirkii Dahsoonaa

Soyaalka Soomaalida

Beschreibung des Verlags

 ‘ Ninkii reer guuraaga ahaa ayaa isa soo dhiibay asaga oo buuxinaya booska denbiilihii la raadinayey, waa la xiray kadibna waxaa la fasaxay dhamaan dadkii loo haysay eeda dilka, waxaana magaaladii oo idil la ogaysityey inay maalinka berri ah fagaaraha ay isugu soo baxaan dhamaan mid yar iyo mid weynba.’

Qormadan waa mid kamid Dhacdooyinkii ugu mugaweynaa ee kadhaca geyiga Soomaaliyeed intii ay ku jirtay gacantii arxanka darnayd ee gumaystaha iyo soo gudbinta Sooyaalka iyo taxanihii tagay ee Soomalida.

“Sooyaalka Waa Tixraaca mustaqbalka Dhaw” waa hal ku dhaga timaamta siday ayaamaha nolosha ayay isugu eg yihiin dhacdooyinka malinlaha ah waa baalal hore oo dib usoo noqday.

GENRE
Geschichte
ERSCHIENEN
2021
20. September
SPRACHE
SO
Somali
UMFANG
7
Seiten
VERLAG
Abdullahi Kaafi Abdi
ANBIETERINFO
Abdullahi Kaafi
GRÖSSE
1,9
 MB